CABAYS.COM
Daawo sida loogu soo dhaweeyey Muj. Axmed Mire magaalada Burco oo mudo ugu dambaysay- muxuuse halkaa u tagey?
July 16, 2018 - Written by Cabays

Cabays Media (Burco -JSL) – Mujaahid Axmed Mire oo sanado badani ugu dambaysay magaaloada Burco, marka laga reebo xiligii doorashadii ugu dambaysay ee sanadkii tagey, ayaa booqasho soo dhaweyn weyni ka muuqato ku gaadhay magaaladaas.

Muj. Axmed Mire oo Somaliland doorashadii sanadkii hore taageero weyn u muujiyey Xisbiga Waddani, isla markaana shirkii Buurta Gacan Libaax kaga qaybgakay isagoo ka mid ah siyaasiyiinta beeshii ku shirtay ee go’aamadii laga soo saaray wax ku lahaa, ayaa haatan u ambo baxay gobolada bari ee Jam. Somaliland, siiba Burco iyo Ceerigaabo oo la sheegay in uu uga soo gudbayo.

Halkan ka daawo soo dhaweyntii Muj. Axmed Mire iyoo hadaladii uu ka jeediyey ee uu ku sifeeyey waxa uu Reer Burco u sido/

Ina Mire

COMMENTS