Daawo Siyaasi Ismaacuul Buubaa oo daaha ka rogay arimo ay madaxweyne Muuse Biixi ka wada hadleen
July 16, 2018 - Written by Cabays
Cabays Media (Hargeysa- JSL) Siyaas Ismaaciil Hurre Buubaa oo dhawaan kulan la isweydiinayey la yeeshay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay waxa uu daaranaa kulankoodu iyo qodobada la isla soo qaaday.
Siyaasi Buubaa ayaa sheegay qodobo ay ka wada hadleen mdaxweyne Muuse Biixi iyo in uu gaadhsiiyey qodobadii ka soo baxay shirkii Buurta Gacan Libaax ee ay ku yeesheen beeshiisu.