CABAYS.COM
Daawo su’aashii wariye C/laahi Maxamed Cali iyo Jawaabtii Wasiirka A. Dibada UK – Boris Johnson
May 14, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:-

 

Shirkii magaalada London ee dalka Somalia loo qabtay oo hal maalin ah socday ayaa waxa lagu soo gabogabeeyey shir jaraa’id oo ay wada qabteen wasiirka arimaha dibada ee dalka UK , Xogahaya qaramada midoobay iyo madaxweynah Somalia.

Haddaba waxa dhanka saxaafiyiinta Somaliland shirkaa jaraa’id ka socday wariye C/laahi Maxamed Cali oo su’aal toos ah weydiiyey wasiirka arimaha dibada ee UK, Boris Johnson, su’aashaas o ku saabsan wadad hadaladii Somaliland iyo Somalia, iyo siyaasada dawlada Britian ka lee dahay Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS