CABAYS.COM
Daawo warbixin dheer oo dhinacayo badan taabanaysa iyo Habkii Doorashada JSL
November 13, 2017 - Written by Cabays

Cabays

Cabays Media:  Doorashada Madaxtooyada JSL ayaa si habsami ah u dhacday maanta oo ay kumanaan codeeyeyaal ahi u dareereen,

Doorasahdan ayaa mudo 21 maalmood oo olole xoogan ay isku wajaheen xisbiya, siiba labada xisbi ee Kulmiye  iyo Waddani.

Halkan hoose ka daawo warbixin uu wariye C/laahi Maxamed Cali oo goobaha codaynta ee caasimada Somaliland ee Hargeysa qaarkood soo maray.

COMMENTS