CABAYS.COM
Daawo warbixin ku saabsan cida aas qaran u samaysay marxuun Galaydh
October 12, 2020 - Written by Cabays

Cabays Media (Jigjiga0 DDS) Marxuun Cali Khaliif Galaydh oo lagu aasay magaalada Muqdisho ayaa waxa aaskii qaran ee loo sameeyey ahaa mid ay ka soo qaybgaleen xubno aan markii uu noolaa aanay xidhiidh lahayn, balse siyaasada ay ku kala tageen.

Daawo warbixintan sidii Jigjiga looga qaaday iyo qaabkii Muqdisho loo qaabilay maydkiisa.

COMMENTS