CABAYS.COM
Daawo wareysi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi kaga waramay wixii ay ku wada hadleen madaxweynaha Djibouti
January 23, 2018 - Written by Cabays

Cabays

Cabays Media: Madaxweynaha Jamhuuriyad Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo wareysi dhinacyo badan siiyey idaacada Codka Maraykanka ee VOA laantiisa Af-Soomaaliga ayaa waxa uu ka hadlay arimo la xidhiidha dawladiisa, qoyskiisa iyo sidii ay uga wada hadleen qadiyada JSL madaxweynaha dalka Djibouti.

 

Wareysiga oo uu ku bixiyey qasriga madaxtooyada JSL ayaa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku cadeeyeye arimo badan oo bulshadu wax iska weydiinayso.

Halkan hoose ka daawo wareysiga oo dhamaystiran.

MBC-23.01.18

COMMENTS