CABAYS.COM
Daawo wareysi uu Siyaasi Cali Guray kaga hadlay waxyaabaha ku adag in uu fuliyo MBC iyo wuxuu ka yidhi ‘Jeegaanta’
November 29, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabay Media: Siyaasi Cali Yusuf oo ku magac dheer Cali Guray ayaa wareysi uu siiye wariye C/laahi Maxamed Cali sheegay in ay jiraan waxyaabo ku adag in madaxweynaha cusubi uu fuliyo mudo-xileedkiisa 5ta sano.
Cali Guray ayaa sidoo kale wareysigan ku sharaxay “Jeegaanta” oo ah eray loo isticmalo xulifo siyaasadeed la sheego in ay leeyhiin beelo go’an.

Halkan hoose ka daawo wareysiga.

COMMENTS