CABAYS.COM
Daawo: Shirkii Jaraa’id ee ugu horeeyey ee madaxweyne Muuse qabto – Una Hanjabay Farmaajo
August 25, 2016 - Written by Cabays

Cabays Media – (Hargeysa -JSL) Madaxweyenaha Jam. Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta Madaxdtooyada Jam Somaliland kaga hadlay arimo badan oo xukumadiisa horyaal. Sidoo kale waxa uu digniin siiyey xukumada Soomaliaya iyo madaxdeeda oo uu uga digay in aanay Somailand is hortaagin arimaheeda.

Halkan hoose ka daawo muuqaala shirka Jaraa’id

COMMENTS