CABAYS.COM
Daawo Wasiirada Arimaha Dibada iyo Qorshaynta Qaranka Jam. Somaliland oo kulan xarunta baarlamanka UK loogu qabtay
January 12, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabayse Media:- Wasiirada waaradaha arimaha dibada iyo qorshaynta qaranka Jam. Somaliland ee Dr. Sacad Cali Shire iyo Mudane Cawaale Shirwac Lo’odoon ayaa kulan dib loogu eegayo doorashadii Jam Somaliland ka dhacday dhawaan iyo arimaha guud ahaan hor yaal Somaliland ayaa lagu qabtay xarunta baarlamanka dalka Britain maalintii shalay ee bishu ahayd 11/01/2018.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka iyagoo ka waramaya.

WhatsApp Image 2018-01-11 at 22.30.56 WhatsApp Image 2018-01-11 at 22.30.55

COMMENTS