CABAYS.COM
Daawo Wasiirka Caafimaadka JSL oo taageero laxaadle loo muujiyey Buuhoodle
May 4, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media: -Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Jamhuuriyada Somaliland, Saleebaan Ciise Xaglotoosiye oo booqasho uu ugu talo galay in uu bulshada degamada Buuhoodle ku wacyi galiyo arimaha caafimaadka ayaa taageeroyaal badani iskugu soo bexeen soo dhaweyntiisa. Halkan hoose ka daawo muuqaal hadalki uu ka jeediyey iyo sida loogu soo baxay.

 

COMMENTS