CABAYS.COM
DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Guddi Xaqiiqo Raadin Ah U Saaray Heshiiskii Dekadda Berbera Ee Imaaraadka Carabta
April 22, 2018 - Written by Cabays

Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI oo Si Adag uga Hadlay Arrinta Dekadda Berbera+ Soona Bandhigay Guddi ay u Saareen Xaqiiqo Raadinta Heshiiskii Dekadda Berbera ee Imaaraadka.

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkan

COMMENTS