CABAYS.COM
Dawlada Faderaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay la sugayso Somaliland Dastuurka DFS in loga codeeyo
July 24, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:- Wasiirka Dastuurka dawlada Federaalka Soomaaliya, C/raxman Xoosh Jibriil oo wada wada tashiyo uu la yeelanayo aqoonyahanada maamul-goboleedada Soomaaliya oo magaalada Muqdisho ku qabtay kulan qurbejooga ku sugan magaaladaaas uu kala hadlayey arimahad dastuurka Soomaaliya oo wali sugaya in afti looqaado, ayaa kulankaa muqdisho ku sheegay in aftida dasuurka Soomaaliya lala sugayo Somaliland.

Wasiirka Dastuurka Somaaliya ayaa sidoo kale ku sharaxay in ugu yaraan mudo laba sano ah in arimah amaanka Soomaliya awgeed dib dib loogu dhigo in dadka la weydiiyo ansixinta dastuurka iyo in Somaliland lala sugo ka hor inta aan la anxsin.

Haddaba Barnaamijka Kaalinta Dadweynaha ee Kalsan TV ayaa lagu qaadaa dhigay hadalka wasiirka, waxaan barnaamijkaa xaga khadka telefoonada kaga qayb-qaatay dadweyne badan iyo aqoon yahan ka soo jeeda Soomaaliya oo la yidhaa Adan Tooxow.

Halkan hoose ka daawo:

 

COMMENTS