CABAYS.COM
“Dawladda Soomaaliya Waxa Ay La Safatay Somaliland” Maamulka Puntland Oo Si Adag Uga Hadlay Lacag Hal Milyan Ah Oo dadkii Duufaanku ku dhuftay ee Somaliland
June 5, 2018 - Written by Cabays

Cabays Media (Garoowe Soomaaliya) Maamulka Gobolleedka Puntland ayaa si adag uga hadlay lacag hal milyan oo dollar ah oo ay dawladda Soomaaliya sheegtay inay ugu deeqday dadka reer somaliland ee ay saamaysay duufaantii ku dhufatay xeebaha Somaliland,

Halkan hoose ka DAAWO warkan

COMMENTS