CABAYS.COM
Deg Deg Somalliland oo sheegtay in Ay Talaabo kaba Danbaysa ka Qaadi Doonan puntland
December 26, 2018 - Written by Cabays

Cabays.Media (Hargeisa) wasiirka wasaarad gaashadhiga somaliland ciise Ahmed yusuf iyo Talyaha guud ee cidamada Qaranka  somaliland sareeye gaas Nuux Ismail Taani oo manta warbaahinta kula hadlayey xarunta miiska sarakisha ee cidamada somaliland ee magalada hargaysa

Waxay ka warbixiyeen xaalada guud ee amniga dalka ugu horeen Talyaha guud ee cidamada qaranka somaliland sareeye gaas nuux taani ayaa wasiirka gaashadhiga somaliland ugu war bixiyey in maamulka butiland daandaabsi ka wadaan jidaha gobolka sool.

Talyuhu wuxuu fariin u direy maamulka butiland isagoo sheegay wixii manta ka danbeeya ay talaabo Qadayaan

Halkan ka dawo

COMMENTS