CABAYS.COM
Dhageyso Wareysi Taariikh-gal ah oo marxuun Max’d X. I. Cigaal siiyey wariye C/laahi Xaaji 1998-kiI
June 7, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:– Waa wareysi dhaxal-gal ah oo uu marxuun Maxamed Xaaji I.Cigaal siiyey wariyihii ruug-cadaaga ahaa ee C/laahi Xaaji oo wariyaasha ugu wareysiyada wanaagsan ahaa idaacdii BBC-da ee tayada wanaagsanayd xiligaas.

Wareysigan waxa uu maxruun siiyey BBC-da sanadkii 1998-kii oo uu booqasho rasmi ah ku tageen isaga iyo wafti uu hogaaminayo caasimada dalka Talyaaniga oo uu xukumaa dalkaasi u soo ban dhigay qadiyada Somaliland iyo taageeradii ay u baahnayd.

Halkan Hoose ka dhegeyso wareysiga oo Cabays Media qaybtiisa ururinta muuqaalada iyo codadka taariikhiga ah ee Somaliland.

Cigal

COMMENTS