CABAYS.COM
Dhegayso sidii Burco ahayd bishii Ramadaan ee sanadkii 1998-kii – waa wareysi taariikhi ah oo sheegaya xaaladii xiligaa
June 20, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:– Magaalada Burco ee caasimada gobolka Togdheer ee Jamhuuriyada Somaliland ah magaalo ay saamayn weyn ku yeesheen dagaalo leh wajiyo kale ayaa waxa kaydka wareysiyadii xaalada magaalada Burco ee sanadihii ka horeeyey sanadkii 2000 oo Burco ahayd magaalo badi haawanaysa, ayaa waxa halka naad ka dhegeysan kartaan wareysi Aadan Nuux Dhuule uu ka siiyey Yoonis Cali Nuur mar uu ku sugnaa magaalada Burco sanadkii 1998kii.

Halkan hoose ka dhegeyso wareysiga 2Qumac Studio soo tabinayo.

Broo

 

bro

COMMENTS