CABAYS.COM
Ex Wasiir Casoowe Oo Sheegay In Aan Beesha Dhulbahante Lagu Khasbin Somalilandnimada
June 10, 2018 - Written by Cabays

Hargeysa(BW)Wasiirkii hore wasaaradda cadaalada xukuumaddii madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin Axmed Cali (Casoowe) ayaa sheegay in aan ka beel ahaan lagu khasbin Somalilandnimada ee sidii dadkii kale u rabeen ay iyaguna u rabeen.

Wasiir Casoowe isaga oo ugu horeyn arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Beesha aan ka soo jeedo ee Dhulbahante dadbaa yidhaaha Somalilandnimadu dhab kama aha, waxaan cadeynayaa Burco ninkii joogeybaa joogey ee nalaguma qasbin Somaliland-ta, Somalilandnimada sidii dadkii kale u rabeen ayaanu u rabnay amase si ka sii fog, beeshan Dhulbahantena iyada ayaa Somaliland dooratay oo cid ku khasabtay ma jirto.”

Halkan Hoose Ka Daawo 

COMMENTS