CABAYS.COM
Faallo: Maraykan xaalada xanuunka COVID19 ee ku dhacay Donald Trump ma galin kartaa xalaad cusub?
October 3, 2020 - Written by Cabays

Cabays Media-  (Faallo Xul ah) – Xanuunka COVID10 ee ku dhacay madaxweynaha dalka Maraykan, Donald Trump ayaa u muuqda mid abuuri kara xaalad adag oo keeni karta dib u dhac doorasho iyo mugdi sharici, haddi uu Trump xaaladiisu ka sii darto.

 

Halkan hoose la daawo faalada oo uu soo jeedinayo C/laahi Maxamed Cali.

COMMENTS