CABAYS.COM
Faaqidaada hadalkii Raysalwasaaraha Dawlada Faderaalka Soomaaliya ee maal-gashiga Dekeda Berbera
March 3, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media:- Hadal ka soo yeedhay Raysalwasaaraha dawlada federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa noqday mid aad loola yaabay, hadalkaas oo ku saabsan maalgashiga dekeda Berbera oo ku taal dalka Jam, Somaliland oo aan ka tirsanayn Somalia.

 

Haddaba wariye C/laahi Maxamed Cali ayaa qaadaa dhigay hadalka Raysalwasaare Khayre .

Halkan hoose ka daawo faaqidaada hadalkaas Xasan Khayre,

 

COMMENTS