CABAYS.COM
Faaqidaada qodobka ka soo baxay Baarlamanka Soomaaliya ee DP World – Ma meel marikaraa?
March 13, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:-  Baarlamanka Soomaaliya oo soo saaray qodob madnuucaya in dalkaas shirkada DP World ay ka shaqayso. Qodobkan oo looga dan leeyahay heshiiska 450 malyuun ee shirkadaasi galinayso dekeda ugu weyn dalka Jam, Somaliland ee Berbera ayaa la is weydiinayaa sida ay u meel marin karaan iyo cida uu saamayn ku yeelan doono oo aan ahayn Jam. Somaliland.

Berbera

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo faaqidaad arinkan uu ku sameeyey wariye C/laahi Maxamed Cali.

 

 

COMMENTS