CABAYS.COM
Fanaanada Sahra Halgan oo si adag ula hadashay dadka Jam. Somaliland lidku ah – Sahra Halgan oo riftay!
March 8, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media: Fanaanada halgamaaga ah ee Sahra Axmed,  Sahra Halgan habeenkii xalay si toos ah bogga ay ku leedahay Facebook-ga kala hadashay dadweynaha ayaa ugu baaqday dadka lidka ku aha Somaliland ee ka soo jeeda dalka Somalia in ay danahooda raacdaan oo ayna ku mashquulin arimaha Jamhuuriayd Somaliland.

Sahra Halgan ayaa si aanay hore ula hadal dadka Somaliland nacaybka la soo fadhiista Facebook ga ayaa hogu tusaale iyo taariikh u marisay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.

S Halgan

S Halgan

 

COMMENTS