CABAYS.COM
Farmaajo oo tahli kari waayey inuu khudbad ka horjeediyo Madaxda Dalalka Carbeed ee ku shirsan Dammaam
April 16, 2018 - Written by Cabays

Farmaajo oo tahli kari waayey inuu khudbad ka horjeediyo Madaxda Dalalka Carbeed ee ku shirsan Dammaam

Riyaad (Cabays Media ) Shirka 29 ee jaamacada carabta ayaa ka furmay magaalada damam ee dalka sucuudiga waxna ka qayb galaya wadamada qaybta ka ah jaamacada carabta kuwaasi oo ka arinsanaya xaalada gobolka  madaxweynaha somaliya maxamed cabdilaahi farmaajo oo ka qayb  gelaya shirkaasi  ayaa wadankiisa si gaar ah diirada loogu saarayo heerka xasilinta iyo nabadaynta somaliya balse madaxweyne farmaajo shirkaasi kama jeedin khudbad ku aadan doorkiisa.

 

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS