CABAYS.COM
Gabadh Reer Koonfureed ah oo sheegtay in ay jeceshahay Madaxweyne Siilaanyo –
August 22, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media: Gabadh ReerKoonfureed ah oo mudo ku noolayd magaalada Hargeysa oo suuqa magaaladaas wareegta ayaa dadweynaha Reer Somaliland u sheegtay in ay jeceshahay madaxweyne Siilaanyo oo uu u hayo jacayl weyni. Haweenaydan oo muuqaal kaga duubay, ayaa ku celcelisa sida ay u jeceshahay Madaxweyne Siilaanyo.

Halkan hoose ka daawo muuqaal ka gabadha oo ka jawaabaysa su;aalo la xidhiidha jacaylka ay sheegayso.

jAC

 

COMMENTS