CABAYS.COM
Gamaal Baaxad Oo Cafis Waydiistay Madaxweynaha
December 26, 2018 - Written by Cabays

Cabays.Media (Hargeysa)

Gamaal Baaxad Oo Cafis Waydiistay Madaxweynaha

Gamaal Baaxad oo hore uga tirsanaa jabhadda Caare, waxa uu hadda cafis weydiistay Madaxweynaha JSL iyo taliyaha ciidamada Qaranka. Wuxu sheegay in Xukuumadda Biixi ay hadda saxdey khaladaadkii ay tirsanayeen

Gamaal oo dib ugu soo laabtay Somaliland, wuxu shir-jaraa’id ku qabtay xarunta taliska ciidamada, waxaana dhinac fadhiya wasiirka Gaashaandhigga Somaliland.

HALKAN KA DAAWO

COMMENTS