CABAYS.COM
Golaha Dhexe WADDANI Oo Xisbigii Ka Caydhiyay Xoghaye Uur-cadde Iyo Tirada U Codaysay
April 14, 2018 - Written by Cabays

Golaha fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI shir ay iminka yeesheen waxay Xilkii, xubinimadii golaha dhexe iyo xubinimadii Xisbigaba ka qaadeen Xoghayihii guud ee xisbigaasi Maxamed Cabdillahi Uur-cadde.

shirkan ay maanta yeesheen Golaha fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa waxa ka soo xaadiray 36 xubnood, waxaa cod gacan taag ah xilka qaadista xoghayaha u gacan taagay 34 xubnood, hal xubin ayaa ka aamustay, gudoomiyuhuna muu codayn.

 

COMMENTS