CABAYS.COM
Guddigii Sicir-Bararku Way Fashilmeen….” Xisbiga UCID Oo Sheegay Inay Fashilmeen Guddigii Sicir-bararka Ee Uu Magacaabay Madaxweyne Biixi.
April 15, 2018 - Written by Cabays

Hargeysa( Cabays Media) Xoghayaha xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdillahi ayaa waxa uu sheegay inay fashilmeen guddigii uu Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u magacaabay xal u helida sicir-bararka iyo qiimo dhaca shillinka Somaliland.

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkan

COMMENTS