CABAYS.COM
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Si Adag Uga Xadhiga Boqor Buurmadow Iyo Hadalkii Dawladda Imaaraadka Carabta
April 21, 2018 - Written by Cabays

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka xadhiga ay xukuumaddu kula kacday Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow iyo hadalo dhawaan ka soo yeedhay Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO 

COMMENTS