CABAYS.COM
Gudida Doorashoyinka JSL : Sidee ayey u ciqaabi karaan Kulmiye & Waddani
July 17, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:- Sida muuqata lada xisbi ee Kulmiye iyo Waddani waxa ay si badheedh ah u jabiyeen heshiiskii ay gaadheen labada 3da xisbi ee Jamhuuriyada Somaliland iyo Gudida Anshaxa ee doorashoyinka. Xeerkaas oo ay wada saxeen ayaa waxa uu reebyaa in olole aan sharci ahayn oo aan xiligiisii la furin ay qaadaan xisbiyada siyaasadu.

Haddaba Gudida Doorashooyinka Somaliland ayaa ka hadlay arinkaa sheegayna in ay talaabo ka qaadayaan xisbiyada Waddani iyo Kulmiye oo olole qaawan qaaday xili aan la fasaxin, doorashadiina ay ka hadhsan tahay ku dhawaad 4 bilood.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka gudida doorashooyinka oo ka hadlay

 

COMMENTS