CABAYS.COM
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee JSL oo dhaariyey Golaha Wasiirada
January 25, 2018 - Written by Cabays

Cabays Media: Golaha Wasiirada xukumada uu hogaamiye Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu dhaariyey xafiiska madaxweynaha. Dhaarta ayaa waxa goobjoog kawada ahaa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo ku-xigeenkiisa C/raxman Cirro.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka dhaarinta.

COMMENTS