CABAYS.COM
Gudoomiye Cirro oo dalka ku soo laabtay- Muxuu ka yidhi maqnaanshihiisa
December 17, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:-  Musharaxiii xisbiga Waddani, mudane Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi, Cirro oo dalka ka maqnaa mudo laba todobaad ah ayaa ku soo laabtay maanta. Gud. Cirro ayaa markii uu soo gaadhay Hargeysa ka hadlay socdaalkiisii iyo arimaha la xidhiidha xisbiga Waddani oo ku sheegay in uu noqondoono mucaarid xoogan.

Halkan hoose ka daawo.

 

 

COMMENTS