Gudoomiye Cirro oo faahfaahiyey qodobadii ay ka wada hadleen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
December 25, 2017 - Written by Cabays
Cabays Media:– Musharaxii xilka madaxweynenimo ee xisbiga Waddani, C/raxman Maxamed Cabdilahi Cirro ayaa maalin kadib faahfaahin ka bixiyey qodobadii ay ka wada hadleen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi maalinti shalay.
Qodobada uu gudoomiye Cirro soo bandhigay ayaa waxa ay yihiin kuwo badan oo qarkood aad u culus yihiin.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale hadalkiisa waxa ku jira erayo muujinaya in uu wali taagan yahay kobtii uu taagnaa natiijadaii doorashada ka hor, walina hali u dhiman tahay iyaga iyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Halkan hoose ka daawo:
COMMENTS