CABAYS.COM
Gudoomiye Cirro oo ka dayriyey ficilada xukumada Kulmiye
April 26, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:-

 

Gudoomiyaha, ahana musharaxa Xisbiga Waddani oo Somaliland dib ugu noday ka dib safar at ku soo maren wadamo Yurub ku yaal ayaa ka dayriyey ficilada xukumada Axmed Siilaanyo iyo xadhig loo geystay xubno ka mid ah xisbiga Waddani.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka khudbadii uu ka jeediyey maalintii soo noqoshadiisa.

 

Cirro

COMMENTS