CABAYS.COM
Gudoomiye Cirro oo su’aal galiyey in xukumada Muuse Biixi daacad u tahay qadiyada Somaliland
July 20, 2018 - Written by Cabays

Cabays Medi (Hargeysa- JSL) Gudoomiyaha xisbiga Waddani, C/raxman Cirro ayaa maanta kulan uu saxaafad kula hadlay ku weeraray xukuada Muuse Biixi una soo jeediyey digniino iyo talooyin, isagoo sidoo kalena galiey su’aal in xukumada Muuse Biixi daacad u tahay qadiyada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo:

COMMENTS