CABAYS.COM
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo fool ka fool kula kulmay Farmaajo – Waa maxay ujeedada Kulanku?
July 18, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Brussels -Belgium) Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Jamhuuryada Somaliland, mudane Faysal Cali Waraabe oo uu weheliyo Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa kulan kula yeeshay madaxweynaha dawlad Federalka ee Soomaaliya oo magaalada Brussels ee dalka Beljim.

Halkan ka daawo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo faahfaahinaya waxa ay kala hadleen Farmaajo iyo in xukumada Muuse Biixi kula socoto arinkaa uu kala hadlay Farmajo.

Kulan Xaaraan

 

 

COMMENTS