CABAYS.COM
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo saani u caayey Raysalwasaare Xasan Cali Khayre
March 3, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:– Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka jawaabayey hadal uu Jimcihii kaga hadlay maalgashiga dekeda Berbera ay ku heshooyeen shirkada DP World, xukuamda Somaliland iyo dawlada Itooboobiya, ayaa ku sheegay raysalwasaare Khayre erayo u dhigan qaab cay ah. Sidoo kale waxa uu weeraray wakiilka Somaliland u jooga Djibouti oo uu ku sharaxay erayo shaqsi dil ku ah.

 

COMMENTS