CABAYS.COM
Gudoomiye Muuse Biixi oo jawaab gabay ku ladhan yahay ka siiyey Xisbiga Waddani eedo uu jeediyey
April 26, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:- Gudoomiye, ahana musharax Xisbiga Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga jawaabay eedo iyo digniino uu soo jeediyey musharaxa Xisbiga Waddani oo ka hadlay mar uu ka soo laabtay dalka dibadiisa.

 

Halkan hoose ka daawo jawaabta Gud. Muuse Biixi Cabdi

 

COMMENTS