CABAYS.COM
Halkan ka daawo Mahad Cigaal oo ka mid ah dadkii deganaa daarta dabku qabsaday ee London oo si qiiro leh uga waramaya
June 15, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:- Mahad Cigaal oo ka mid ahaa dadkii ka badbaaday dab culus oo qabsaday daarta dheer ee la yidhaa Grenfell Tower habeenkii Arbacadii ayaa si qiiro leh uga waramay sidiiay isaga iyo xaaskiisu uga baxeen iyo wixii dhacay.

Halka hoose ka daawo muuqaalka Mahad Cigaal  oo ka soo jeeda Somaliland oo ku hadlaya afka Ingiriisiga.

COMMENTS