CABAYS.COM
Halkan ka daawo wareysi aad u xiiso leh oo wariye Cabdisalaan Hereri lagu la yeeshay London
September 11, 2019 - Written by Cabays

CabaysCabays Mediao (London- UK)  –  Wariye Cabdisalaan Ibrahim Hereri oo ah wariye aad loo jecel yahay ayaa markii ugu horeysay waayihiisa saxaafadeed iyo dhacdooyiinkii noloshiisa uu kala kulmay mudadii uu ku jiray saxaafada uga waramay Cabdilaahi Maxamed Cali oo ah wariye mudo dheer ku soo jiray saxaafada.

Halkan Hoose ka daawo muuqaalka wareysiga qaybtii 1aad iyo tii labaad

Hereri

 

 

 

 

 

 

 

Qaybtii 1aad:

 

 

Qaybtii 2aad:

COMMENTS