CABAYS.COM
Halkan ka daawo wareysiga Nimco Yaasiin Caraale ee keenay Muranka haybteeda
January 17, 2019 - Written by Cabays

Cabays Media (Hargeysa- JSL)  Fanaanda caanka ee aadka loo jecel yahay heeseheeda  Nimco Yaasoon Caraale ayaa maalmahan si weyn loogu hadal hayaa boggaga ay bulshadu ku kulanto ee ay isku weydaarsadaan rayiga iyo doodaha kala duwan ayaa hore u shaacisay in ay heshay qosykeedii rasmiga ahaa. Sanadkii 2012 kii wareysi ay siisay wariye Cabdilaahi Maxamed Cali oo London ku wareystay ayey Nicmo Yaasiin ku sheegtay in aanu ahayn magacaasi keedii rasmiga ahaa, isla markaana macageeda cusubi tilaamayo in aanay ahayn haybtii hore ee ay ahayd ee Reerk Yibiraha la yidhaa.

Haddaba waresigan oo dib loogu noqoday daawashadiisa, isla markaan dhaliyey dood culus oo Nimco Yaasiin kalifi karta in ay mar kale.

Nimco

 

 

 

COMMENTS