CABAYS.COM
Halkan toos uga daawo Xaflada Xil Kala Wareejinta madaxweyneyaasha Siilaanyo iyo Muuse
December 13, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:- Waxa hadda socota xaflada xil-la kala wareega labada madaaxweyne ee Axmed Maxamed Siilaanyo oo xilka ka sii degaya iyo madaxweynaha cusub ee xilka loo dhaarinayo. Muuse Biixi Cabdi.

Xil-wareejintan ayaa noqonaysa tii 5aad ee xilka laga wareejiyo, 4 xafladood waxay ka dhaceen Hargeyesa, halka midi ka dhacday Boorame.

Madaxweynaha Ladoortay ayaa la filayaa in uu xoojiyo balanqaadyadi uu qaaday xiligii ololha, halka madaxweynaha xilka ka degayaa uu isna dardaaran iyo wax-qabadkiisa ku faano.

Halkan hoose daawo:

COMMENTS