CABAYS.COM
Halkee ayey salka ku haysaa khilaafka siyaasadeed ee Somalia & Madx. Farmaajose dambi ma loo heli karaa?
February 14, 2021 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Siyaasad Cakiran ee Soomaalia) –  Waxa aan inta badan la is weydiin halka ay salka ku hayso siyaasada cakiran ee Somalia iyo waxa heerkan keenay. Sidoo kale waxa la is weydiinayaa madaxweyne Farmaajo ma leeyahay dambiyo loo raaci karo.

Halkan hoose ka daawo barnaamij lagu iftiiminayo arimaha ay salka ku hayso khilaafka iy cakirnaanta siyaasad aSoomaaliya.

 

Screen Shot 2021-02-14 at 23.42.47

COMMENTS