CABAYS.COM
Kadib Is Casilaaddii Botufliqa, Waa Kuwee Madaxda Caalamka Ee Wakhtigan Ugu Xukunka Dheeri Iyo Muddoda Ay Kursiga Fadhiyaan?
April 4, 2019 - Written by Cabays

Hargeysa (Cabays)- 14-ka Hogaamiye ee wakhtigan talada dalkooda haya ee ugu xukunka dheer muddo xileedka kursiga ka fadhiyo iyo dalalka ay u kala xukumaan waxa ay kala yihiin:

  1. Teodoro Obiang Nguema Mbasogo- Madaxweynaha Equatorial Ginue waxa uu xukunka dalkiisa hayaa 39 sannadood
  2. Paul Biya, Madaxweynaha Cameroon waxa uu xukunka hayaa muddo 36 sannadood ah
  3. Hun Sen, Ra’iisal wasaaraha Kaamboodiya waxa uu xukunka dalkiisa hayaa 34 sannadood waana dal nidaam boqortooyo ah.
  4. Yuweeri Musaveni oo ah Madaxweynaha Uganda waxa uu xukunka hayaa 33 sannadood
  5. Aayatullah Cali Khamanaay, Hogaamiyaha dawladda Islaamiga ah ee Iiraan waxa uu xilka hayaa muddo dhan 29 sannadood.
  6. Cumar Xasan Al Bashiir, Suudaan, muddo dhan 29 sannadood.
  7. Idris Deby, Madaxweynaha waddanka Chad, 28 sannadood
  8. Isayas Afwerki, Madaxweynaha Eretariya, 27 sannadood.
  9. Imaam Cali Raxmaan, Tajikistan, 26 sannadood.
  10. Alexander Lukashenko, Belarusia, 24 sannadood
  11. Denis Sassou Nguesso, Jamhuuriyadda Congo- 21 sano
  12. Cabdulcasiis Botufliqa, Aljeeriya, Muddo 20 sano ah.
  13. Ismaaciil Cumar Geelle, Jabuuti, Muddo 20 sano ah.
  14. Paul Kagame, Rwanda, muddo dhan 19 sano.

 Halkan Ka Daawo:

 

COMMENTS