CABAYS.COM
Kee mudan in ay xornimo u dabaaldagaan – Somalia & Somaliland?
June 30, 2021 - Written by Cabays

Cabays Medi- (Todobaadka Xoriyada Soomaalida qaar) – Inkatsoo lagu tilmaamo todobaadka Xoriyad Soomaalida xusaska 26 Juun, 27 Juun iyo 1da July, haddana Soomaali oo dhan dhulkoodu ma wada helin xoriyad, waxaana jira wali deegaamo wali ku hoos jira dalal aanay raali ka ahayn in ay kasii mid ahaadaan.

Hase ahaatee marka la eego labadii dhinac ee isku raacay xoriyada sanadki 1960kii ee kala helay qaranimada ee Somaliland iyo Somalia, waxa muuqata in midood aanu mudnayn in uu u dabaaldago xoriyad maadaama aanay runtii xor sidaa ah ahayn.

Halkan soo se ka daawo barnaamij koban oo iftiiminaya arintaa.

COMMENTS