CABAYS.COM
Kooxda Xidigaha Geeska oo ka cawday in laga horjoogsaday xafladii sanadka 2019
January 1, 2019 - Written by Cabays

Cabays Media- (Hargeysa- JSL) Kooxda fanaaniinta Xidigaha Geeska ayaa xalay ayna u suurto galin in ay qabtaan xafladii sanadka cusub ee 2019-ka kadib markii sida ay sheegeen laga horjoogsaday.

Kooxda Xidigaha Geeska ayaa goob ya ku qabanayeen xaflad ay ku xusayaan sanadka cusub ee 2019 ka ayaa si adag uga hadlay xafladaas oo aan u qabsoomin.

Xidigaha

 

 

 

 

 

Halkan Hoose ka daawo.

 

 

COMMENTS