CABAYS.COM
Ku naso heestii “In Wakhtigu inuu cajiiba yahay” ee codkii fanaanada Kaltuun Bacaddo
April 11, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabayd Media: (Heesta todobaadka) – Waa heestii In wakhtigu cajiib yahay iyo cidkii macaanaa ee fanaanada aan la holin karin ee Kaltuun Bacaddo.

Waa hees cabiraysa marxaladaha nololeed ee wakhtiga uu aadamuhu ku maro, waana hees xigmad waynu ku jirto.

Halkan hoose ka daawo, kana dhageyso.

Bacaddo

 

 

 

COMMENTS