CABAYS.COM
Laba Dumar Ah Oo Reer Somaliland Oo Si Xun Loogu Dhaawacay Magaalada Garoowe Oo Dhaawacoodii La Soo Gaadhsiiyay Degmada Tuke-raq
June 18, 2018 - Written by Cabays

Guddoomiyaha Gobolka Sool ayaa Degmadda Tuke-raq Kusoo dhaweeyey dhaawaca Labba dumar ah oo Sahra Ahmed garaad ismail iyo Casha Cabdi oo kasoo jeeda gobolka Sool kuwaasi lagu soo dhaawacay Magaaladda Garoowe ee maamul goboleedka Puntland.

Labadan dumar ah ayaa la sheegay in la toorayeeyay kadib markii ay magaalada Garoowe ka sheegeen inay Laascaanood aanay ahayn dhul Puntland leedahay ee ay tahay magaalo Somaliland.

Halkan hoose ka DAAWO warkan

COMMENTS