CABAYS.COM
Ma dhabaa in baasaaboorka Jam. Somaliland ay dawlada Imaaraadku online ku fiisaynayso?
July 10, 2020 - Written by Cabays

Cabays Media- Warar si rasmi ah loo xaqiijiyey ayaa sheegaya in dalka Iskutaaga Imaaraadka Carabtu ku daray liiska baasaaboorada wadamada ay ogol yihiin ka Jam. Somaliland. Ogolaanshahan oo ah mid cusub oo dhanka Internet-ka ama Online oo baasaaboorka Jam. Somaliland haystaa ku dalban karo fiisaha.

Haddaba halkan hose ka eeg muuqaal sharaxaya website-ka iyo sida aad uga heli karto liiska wadamada ka Somaliland.

Screen Shot 2020-06-13 at 20.23.04

UAE Flag

 

 

 

 

 

COMMENTS