CABAYS.COM
Madax Ururka CONIFA ee kubadacagta oo su’aalo weydiiyeen jaaliyada SL ee UK iyo qurbejooga UK oo muujiyey tageerada ay u hayaan
March 4, 2019 - Written by Cabays

CabaysCabays Media – (London UK) – Kulan balaadhan oo habeenkii Jimcihii lagu qabtay magaalada London ayaa waxa la iskugu yimid si loo dhageysto madax sare oo ka tirsan Ururka Kubadacagta ee CONIFA oo go’aamiyey in ay ku baqtaan sanadka 2020ka dalka Somaliland. Paul Watson oo ka socday CONIFA ayaa xubnoo jaaliyada ah iyo ururka kubadacagta ee Somaliland Football Association UK kulan kula qaatay,, halkaas oo lagu soo bandhigay xidhiidhak labada dhan iyo CONIFA ku qabashada ay ku qabanayso Somaliland ciyaaro ay iskugu imanayaa kooxo gaadhay 16 oo ka socda wadamo kala duwan.

Kulankaas iyo qaabkii uu u dhacay ka daawo laba video ee xaga hoose

Conifa SL Kooxda iyo Conifa

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

COMMENTS