CABAYS.COM
Madaxweyne Biixi Oo Dhiig ku Deeqay
January 3, 2019 - Written by Cabays

Cabays .media (Hargeysa)

Madaxweyne Biixi Oo Dhiig ku Deeqay
Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa dhiirri gelinaya in bulshadu ku deeqdo dhiiggooda si loo helo kayd dhiig oo lagu shubo qofka u baahan kadib markii sida caadiga ah qofka xanuunsanaya ee dhiigga u baahan ehelkiisu u raadsado dad dhiig looga shubo taas oo mararka qaar sababta in aanu qofka bilaa dhiigga ahi sugi karin.

“Si aan uga gudubno, in maalinwalba qof dhimanaya suuqa uga raadinno dhiig lagu badbaadiyo, laga bilaabo maanta dalkeenu wuxuu yeelan doonaa kayd dhiig oo noqon doona adeeg caafimaad oo laga helo cusbitaalada dalka.
Muwaadiniinta waxa aan ugu baaqayaa inay ka qaybqaataan.” Madaxweyne Biixi

20190103_144805

COMMENTS