CABAYS.COM
Madaxweyne Gaas Oo Ku Laabtay Garoowe Dagaalna Ku Baaqay
May 17, 2018 - Written by Cabays

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu laabtay  magaalada Garowe ee Xarunta gobolka Nugaal Puntland kadib Shir uu uga qayb galay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Madaxweyne Gaas oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay Xiisada Colaadeed ee kasoo Cusboonatay  gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Tukaraq oo dagaal qaraar ay ku wada dagaalameen ciidamada Puntland iyo kuwa dawllada Soomaaliland.

Madaxweyne gaas waxa uu shèegay in ay diifacanayaan dhamaanba xudùudkood isla markaana dagaal diyaar u yihiin

COMMENTS